Topic
Warkasta is tracking ministers across 1 report from 1 source. Recent coverage touches geneva and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
GENEVA — Soomaaliya ayaa ka qayb gashay kalfadhiga 64-aad ee Golaha Wasiirrada Caafimaadka Carabta oo ka dhacay Geneva, kaasoo socday isla waqtiga ah Kalfadhiga 79-aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka. Soomaaliya waxaa matalay Wasiirka Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha, Dr. Ali Haji Adam, oo la kulmay wasiirrada caafimaadka ee dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta. The […]