Topic
Warkasta is tracking ruushka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches mandab, shidaalka, and weerarrada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ruushka iyo Sacuudi Carabiya, Sergey Lavrov iyo Amiir Faisal bin Farhan, ayaa walaac ka muujiyey xiisadaha sii kordhaya ee ka taagan koonfurta Jasiiradda Carabta iyo Marinka Bab al-Mandab, iyagoo ku baaqay in la ilaaliyo amniga maraakiibta iyo xorriyadda isu-socodka badda.
Okt 16 (Jowhar)- Iyadoo Ukraine ay dib u billowday weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha shidaalka ee Ruushka, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si adag u dhaleeceeyay istiraatiijiyaddan, isagoo ku tilmaamay “wax laga xishoodo,” wuxuuna ka digay inay gacan ka geysaneyso in qiimaha tamarta ee caalamka uu sarreeyo. Ukraine ayaa weerartay goob Ruushku leeyahay oo lagu…