Topic
Warkasta is tracking nin across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches haweeney, anshax, and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Hay’adda NISA ayaa caawa gacanta kusoo dhigay nin ka tirsan Al-Shabaab oo si la yaab leh weerar uga fuliyay gudaha magaalada Muqdisho, isaga oo adeegsaday xeelad aan horay looga baran kooxda. War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa lagu…
Booliska Netherlands ayaa xiray nin Soomaali ah oo 23 jir ah, kaas oo looga shakisan yahay inuu ku lug lahaa dilka Hajar, oo ahayd haweeney 29 jir ah oo u dhalatay Morocco. Meydka Hajar ayaa laga dhex helay shandad ku jirtay biyaha agagaarka Amsteldijk ee magaalada Amsterdam, kadib markii la waayay…
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ku fulisay nin iyo haweeney u dhashay dalka Bangladesh, kadib markii maxkamad ay ku heshay dambi la xiriira fal anshax-darro ah oo ay ka dhex geysteen masaajid ku yaalla magaalada barakeysan ee Makka. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sacuudiga ayaa sheegtay in labada qof, oo lagu…