Topic
Warkasta is tracking qabtay across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches 2026, ayay, and cabdicasiis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay munaasabadda Somali Stars Night 2026, oo lagu maamuusay guulaha iyo kaalinta muuqata ee bulshada Soomaaliyeed ka gaareen ganacsiga, aqoonta, iyo hoggaaminta. Munaasabadda waxaa kasoo qeyb galay madax, ganacsato, siyaasiyiin, suxufiyiin, iyo marti sharaf kale, iyadoo gabagabadii lagu guddoonsiiyay abaalmarino shaqsiyaad iyo hay’ado doo

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay,sidoo kalena lagu soo dhaweeyay garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Aadan (Cumar Abdulkadir Cartan), ayaa lagu qabtay xarunta ganacsiga ee BBS Mall ee magaalada Nairobi, iyadoo ay ka soo qaybgaleen kumannaan qof oo isugu jiray bulshada Soomaaliyeed, ganacsatada Islii iyo marti sharaf kale. Munaasabadda ayaa ahayd […]