Topic
Warkasta is tracking xukuumadda across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches jadwalka, qabtay, and sababta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay soo dhoweynaysaa jadwalka uu shaaciyey Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ee ku saabsan qabashada doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Xukuumaddu waxa ay u aragtaa jadwalkan tallaabo muhiim ah oo loo qaaday hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka
Guddiga Beeraha ee Golaha Shacabka ayaa Wasiirka Beeraha iyo Waraabka u qabtay muddo 48 saacadood ah kadib khilaaf ka dhashay xogta xubnaha loo xulay Golaha Hagista Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed (SARIS). Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Khayraadka Badda ayaa wasiirka ka dalbaday inuu muddadaas ku soo…