Topic
Warkasta is tracking qalalaasaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches itoobiya, aalo, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhaba (Caasimada Online) – Iyadoo ay faraha kasii baxayso xaaladda amni ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa su’aalo laga keenay doorka Itoobiya ee qalalaasaha ka jira maamulkaasi, maadaama ciidamadooda ay joogaan gobollada Baay iyo Bakool oo kamid ah meelaha ay ka jiraan colaadaha iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan. Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay…
MUQDISHO – Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay door ku leedahay colaadda iyo qalalaasaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyadoo warbixinno la daabacay ay su’aalo ka keeneen dhaqdhaqaaqyada ciidamada Itoobiya iyo saameynta ay ku leeyihiin xaaladda amni ee gobolka. Eedeymahan ayaa soo baxaya xilli Koonfur Galbeed ay ka jiraan…