Topic
Warkasta is tracking aalo across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches itoobiya, markabka, and qalalaasaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhaba (Caasimada Online) – Iyadoo ay faraha kasii baxayso xaaladda amni ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa su’aalo laga keenay doorka Itoobiya ee qalalaasaha ka jira maamulkaasi, maadaama ciidamadooda ay joogaan gobollada Baay iyo Bakool oo kamid ah meelaha ay ka jiraan colaadaha iyo dhaq-dhaqaaqyada ciidan. Dowladda Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay qeyb ka tahay…
Warar cusub ayaa su’aalo ka keenay cidda hoggaamisay howlgalkii lagu sii daayay markabka ganacsi ee MTT-SIBU 1, kaas oo la sheegay in burcad-badeed Soomaali ah ay ku qabsadeen xeebaha gobolka Mudug.