Topic
Warkasta is tracking qof across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches 874, caawa, and degtay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya — Ku dhowaad 874,000 oo qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku barakacaan Soomaaliya saddexda bilood ee soo socda, iyadoo roobab xooggan iyo kororka heerka webiyadu ay halis ku yihiin bulshooyin horay u saameeyeen abaaraha iyo barakac soo noqnoqday, sida ay Arbacadii sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan socdaalka ee IOM. War…
Ugu yaraan 80 qof ayaa ku dhintay duqayn loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drone) oo ka dhacday meel u dhow suuq ku yaalla magaalada Al-Dibab ee gobolka Kordofaan Galbeed…
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si ammaan ah loo karantiilay muwaadin Soomaaliyeed oo la xaqiijiyey inuu la soo safray qof u geeriyooday cudurka Ebola, iyadoo aan weli la xaqiijin in muwaadinka laftiisu uu qabo cudurka. War-saxaafadeed ay wasaaraddu soo saartay 12-ka Oktoobar 2026 ayay ku…
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa muujiyay murugo xooggan oo ku aaddan geerida 109 qof oo tahriibayaal ah, oo ay carruur ku jiraan, kaddib markii doon ay la socdeen ay kula degtay xeebaha dalka Jabuuti.
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in hal qof uu ku dhintay, 11 kalena ay ku dhaawacmeen weerar cusub oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Boqor Khalid ee magaalada Riyadh, iyadoo weerarrada soo noqnoqday ay sii kordhinayaan walaaca laga qabo amniga dalkaas iyo xaaladda gobolka.
Boqolaal qof ayaa caawa ka barakacay xaafadda Tiintiinley ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir, halkaas oo uu deggan yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kaddib markii uu…
Kenya ayaa maanta xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee Ebola oo qof ugu geeriyooday gudaha Kenya, kaas oo ah muwaadin Kenyan ah oo toddobadii sano ee la soo dhaafay ku noolaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC). Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aden Duale, ayaa sheegay in bukaanka, oo xanuunsanaa muddo bil ah,…