Topic
Warkasta is tracking rasmiga across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cadaaladda and shahaadooyinkooda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faysal Aadan Xasan, ayaa maanta furay munaasabad lagu soo dhaweynayay nootaayooyin cusub oo dhowaan lagu magacaabay Xeer Madaxweyne. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Cadaaladda ayaa nootaayooyinka cusub lagu guddoonsiiyay shahaadooyinkooda rasmiga ah, si