Topic
Warkasta is tracking cadaaladda across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches daahfurka, rasmiga, and shahaadooyinkooda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Mudane Sulaymaan Maxamed Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh, iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud, ayaa ka qeybgalay Munaasabadda Qaran ee Daahfurka Sha
MUQDISHO – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faysal Aadan Xasan, ayaa maanta furay munaasabad lagu soo dhaweynayay nootaayooyin cusub oo dhowaan lagu magacaabay Xeer Madaxweyne. Munaasabadda oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Cadaaladda ayaa nootaayooyinka cusub lagu guddoonsiiyay shahaadooyinkooda rasmiga ah, si