Topic
Warkasta is tracking reddy across 1 report from 1 source. Recent coverage touches roshan and yahay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jabuuti (Caasimada Online) – Roshan Micah Reddy, oo ah suxufi baara musuq-maasuqa, maamulka dowladda iyo siyaasadda ayaa lagu la’yahay Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo uu u joogay howlo la xiriira shaqadiisa, sida ay sheegtay Hay’adda Difaaca Suxufiyiinta ee CPJ. Suxufigan u dhashay Koonfur Afrika ayaa waxaa lala la’yahay qof deegaanka ah oo la socday, kaas oo…