Topic
Warkasta is tracking refugees across 1 report from 1 source. Recent coverage touches insurance and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
(ERGO) – Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xeryaha Dadaab ee Kenya ayaa isticmaalaya nidaamka caymiska caafimaadka qaranka ee Hay'adda Caafimaadka Bulshada (SHA) ee dowladda Kenya si ay u helaan daaweyn aysan si kale u heli karin ama awoodin. Iglan Abdulle Maxamed, 39, oo ku nool xerada Hagadera, ayaa qalliin ka sameysay kaadi-mareenka ee Isbitaalka Guud ee Garissa bishii Febraayo kadib markii ay muddo lix sano ah xanuunsaneyd. Waxay heshay…