Topic
Warkasta is tracking results across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, electoral, and run, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jowhar (HOL) — Guddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka ee Soomaaliya (NIEBC) ayaa Sabtidii ku dhawaaqay natiijooyinka doorashooyinka Golaha Wakiilada ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle iyo golayaasha deegaanka.

DHUUSAMAREEB (SD)— Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyay natiijooyinka doorashooyinka dib-u-celinta ee Golaha Wakiilada Galmudug iyo golayaasha deegaanka, ka dib markii la dhammeystiray tirinta codadka…