Topic
Warkasta is tracking run across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, election, and results, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

DHUUSAMAREEB (SD)— Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa shaaciyay natiijooyinka doorashooyinka dib-u-celinta ee Golaha Wakiilada Galmudug iyo golayaasha deegaanka, ka dib markii la dhammeystiray tirinta codadka…
Dhusamareb (HOL) — Ururka Towfiiq ayaa ka soo horjeestay go'aan ay qaadatay Guddiga Doorashooyinka Madaxa Bannaan iyo Xuduudaha ee Qaranka oo ka reebay liiska xisbiyada loo oggol yahay inay ka qaybqaataan doorashada dib u dhacday ee Galmudug.