Topic
Warkasta is tracking shidaalka across 7 reports from 5 sources. Recent coverage touches xasan, sheekh, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka shidaalka qodaya ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka. Madaxweynaha ayaa intii uu kormeerka ku jiray kulan la yeeshay khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka, kuwaas oo warbixin ka siiyey…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka shidaalka qodaya ee Çağrı Bey, kaas oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaas oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa intii uu kormeerka ku jiray kulan la yeeshay khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka, isaga oo ka dhageystay warbixin ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan biyaha Soomaaliya, halkaasi oo uu ka wado hawlaha qodista shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa khubarada iyo mas’uuliyiinta markabka ka dhageystay warbixin ku saabsan shaqada la qabtay, natiijooyinka laga gaaray howlaha qodista shidaalka…
Okt 16 (Jowhar)- Iyadoo Ukraine ay dib u billowday weerarrada ka dhanka ah kaabayaasha shidaalka ee Ruushka, Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si adag u dhaleeceeyay istiraatiijiyaddan, isagoo ku tilmaamay “wax laga xishoodo,” wuxuuna ka digay inay gacan ka geysaneyso in qiimaha tamarta ee caalamka uu sarreeyo. Ukraine ayaa weerartay goob Ruushku leeyahay oo lagu…
Xiisadaha amni ee ka jira Badda Cas iyo marin-biyoodka Hormuz ayaa sare u qaaday qiimaha shidaalka iyo kharashaadka gaadiidka badda, iyadoo suuqyada caalamku ay ka walaacsan yihiin suurtagalnimada weerarro kale oo lagu qaado maraakiibta, dhuumaha shidaalka iyo xarumaha tamarta ee Bariga Dhexe.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay mudnaan gaar ah siinayso horumarinta khayraadka shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah, soo jiidashada maalgashiga caalamiga ah iyo xoojinta iskaashiga istaraatiijiga ah, si loo kobciyo dhaqaalaha dalka loona horumariyo waaxda tamarta.
Qiimaha shidaalka ee Soomaaliya ayaa maalmahan laga dareemayaa koror cusub, iyadoo ganacsatada qaar ay litirka shidaalka ku iibinayaan qiime u dhexeeya $1.15 ilaa $1.17, halka…