Topic
rwanda
Warkasta is tracking rwanda across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches xiray, dacwadii, and taliska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on rwanda
Latest reporting

Taliyaha Taliska Tababarrada CXDS oo tababar dalka Rwanda ugu soo xiray Saraakiil Ciidan
Taliyaha Taliska Tababarada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS. Saraakiishan ka socotay Ciidanka XDS ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Dalka Rwanda. Saraakiishan ayaa sidoo kale shahaadada heerka labaad ee Master Degree-ka ee dhanka Daraasaadka

UK oo ka guuleystay Dacwadii Rwanda ee tarxiilka Qaxootiga
Maxkamada Caalamiga ah ee Dhex-dhexaadinta ee fadhigeeda yahay Hague, Holland ayaa maanta ku dhawaaqday go'aankooda kiiskii ay soo gudbisay Dowlada Rwanda oo ka dacwooneysay Dowlada UK oo ay sheegtay inay uga baxday heshiiskii dhexmaray labada dal ee Tarxiilka dadka magan-gelyo doonka ah.

Xadka Rwanda iyo Congo oo la xiray iyadoo laga cabsi qabo Ebola
Goma — Xadka u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Koongo iyo Rwanda, gaar ahaan meelaha ku xeeran magaalooyinka Goma iyo Gisenyi, ayaa la xiray tan iyo subaxnimadii Axadda, sida ay sheegeen ilo kala duwan oo goobta ku sugan. Ilaa hadda ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Rwanda ama jabhadda M23, oo […]