Topic
Warkasta is tracking sacuudigu across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhubab and inay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka dawladda uu Sacuudigu taageerro ee Yemen ayaa maanta ku dhawaaqay inay la wareegeen magaalada Dhubab iyo goobo muhiim ah oo ku dhow marin-biyoodka Bab al-Mandab, oo ka mid ah dhulkii bishii hore ay la wareegeen Xuutiyiinta Yemen, waxaa kaloo ay ciidamadan sheegeen inuu socdo dagaal istaraatiji ah oo Xuutiyiinta…