Topic
Warkasta is tracking sano across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches dambi, diplomacy, and muddo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Falalka burcad-badeedda ee ka dhacaya xeebaha Soomaaliya ayaa gaaray heerkii ugu sarreeyey muddo toban sano ah, iyadoo tan iyo dabayaaqadii bishii Abriil la diiwaangeliyey siddeed afduub oo loo geystay maraakiib ganacsi iyo doonyo marayey biyaha Geeska Afrika.
Ku dhowaad 30 sano kadib dilkii fannaankii caanka ahaa ee hip-hop-ka Tupac Shakur, maxkamad ku taalla gobolka Nevada ee dalka Mareykanka ayaa Duane “Keffe D” Davis, oo 63 jir ah, ku heshay dambi ah inuu door ku lahaa dilka fannaanka