Topic
Warkasta is tracking saraakiil across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hore and jameeco, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), oo uu wehliyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka ee deegaannada Jameeco iyo Leego, gobolka Shabeellaha Hoose, halk