Topic
Warkasta is tracking hore across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches galbeed, kabila, and laftagareen, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya C/Casiis Lafta-Gareen ayaa warqad furan oo uu soo saaray ku eedeeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, inuu faragelin ku hayo arrimaha siyaasadeed ee Koonfur Galbeed, isla markaana uu isku dayayo inuu xoog ku beddelo hoggaanka maamulka. Warqadda ayaa lagu sheegay in khilaafka labada dhinac…
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC), Joseph Kabila, ayaa ku dhawaaqay isbahaysi siyaasadeed iyo mid milatari oo cusub oo ay ku mideysan yihiin kooxaha hubeysan ee la dagaallamaya dowladda dalkaas, tallaabadaas oo sare u qaadaysa walaaca laga qabo in colaadda bariga dalkaasi ay sii xoogeysato.
Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ayaa liiska qaranka ee cunaqabateynta maaliyadeed ku daray madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Shub” iyo siddeed qof oo kale. Go’aanka guddiga ayaa salka ku haya xog, macluumaad iyo caddeymo uu she