Topic
Warkasta is tracking senetarada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dastuurka and muddada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Harare, Zimbabwe – Senetarada Zimbabwe ayaa ansixiyay wax ka beddel lagu sameynayo dastuurka dalka, kaas oo dib u dhigaya doorashada madaxtinimada, isla markaana kordhinaya muddada xilka Madaxweyne Emmerson Mnangagwa. Sharcigan ayaa hadda sugaya saxiixa madaxweynaha si uu si rasmi ah u noqdo mid sharci ah. Sida lagu sheegay natiijada codbixinta, 75 senatar ayaa taageeray […]