Topic
Warkasta is tracking dastuurka across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches cusub, dhan, and dhaqangelinayo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax ka badalka Dastuurka dalka. Dacwaddaan oo todobaadkii hore loo gudbiyay Maxkamadda ayaa maanta Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda waxa uu ogeysiiyay hay’adaha dowladda u xilsaaran dastuurka in dacwad laga gudbiyay Madaxweynaha,…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn, ayaa ka hadlay fulinta Dastuurka, dowlad-dhiska, xoojinta hey’adaha iyo horumarinta nidaamyada Maamulka Qaranka, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya xaqiijinta masuuliyadda hey’adaha kala duwan ee dowladda. Shirka oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xamsa Cabdi Barre,…
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa si rasmi ah u qabatay dacwad uu gudbiyay xubin sare oo ka tirsan Madasha Samatabixinta, taas oo ka dhan ah dhaqangelinta dastuurka cusub ee Soomaaliya iyo tallaabooyinka sharci ee ka dhashay. Dacwaddan ayaa la xiriirta muranka ka taagan wax-ka-beddelka dastuurka iyo habka loo dhaqan-geliyay, iyadoo dacwooduhu…