Topic
shabeellaha
Warkasta is tracking shabeellaha across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches security, duqeyn, and hoose, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on shabeellaha
Latest reporting

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidanka Soomaaliya (SNA), oo kaashanaya la-hawlgalayaasha amniga caalamiga ah, ayaa qaaday weerar cirka ah oo lala beegsaday maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegtay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya.

Duqeyn lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose.
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaas ayaa lagu sheegay in lagu dilay 6 qof oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale lagu burburiyay hub iyo agabyo ay kooxdaasi adeegsanayeen. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuum