Topic
6 stories

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay ayaa beeniyey warar lagu baahiyey warbaahinta oo sheegayay in dowladda federaalka ay u yeertay safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya, Jibriil Ibraahim Cabdulle, kadib markii uu ka qeyb-galay shir ganacsi oo ka dhacay magaalada Nairobi, kaas oo sidoo kale uu marti ku ahaa safiirka […] The post DF oo
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay shirkii natiijo la’aanta ku soo dhammaaday ee dhexmaray Golaha Mustaqbalka iyo… Sii akhri

Muqdisho – Shirkii u dhexeeyay mucaaradka iyo Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud garwadeena ay ka ahaayeen wakiilada beesha caalamka ee ku sugan xeen daabka Xalane ayaa kusoo idlaaday iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin, kadib dood dheer oo dhexmartay dhinacyada. Shirka oo ay garwadeen ka ahaayeen wakiillo ka socday beesha caalamka ayaa diiradda lagu […]

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa goordhow soo dhammaaday shirkii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, iyadoo illaa iyo hadda aan la gaarin wax natiijo ah, sida ay sheegeen ilo wareedyo xilkas ah. Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac ay isku fahmi la’yihiin arrimo ay kamid yihiin sida loo wajahayo xaaladda kala guurka ah, maadaama […] The post Shirkii u dhe
Maanta waxaa xarunta Xalane ee Muqdisho shir ku yeeshay madaxweyne XasanSheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Saalax Jaamac, madaxweynaha Puntland Siciid… Sii akhri

May 13(Jowhar)Waxaa soo idlaaday shirkii maanta Muqdisho gaar ahaan Xerada Xalane ugaga furmay Dowladda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Mucaaradka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa kulanka maanta dowladda Soomaaliya ku matalayey,halka dhanka Mucaaradka shirka ay ku matalayeen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharii