Topic
Warkasta is tracking qaybgalay across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches afrika, alcalamayn, and batroolka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa ka qaybgalay shirkii 32-aad ee Africa Group 1 ee Bangiga Adduunka, kaas oo uu kaga hadlay dhammaadka muddadii labada sano ahayd ee uu wakiilka uga ahaa 22-ka dal ee xubnaha ka ah Guddiga Horumarinta ee Bangiga Adduunka. Wasiirka ayaa uga mahadceliyey guddoomiyeyaasha iyo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii 14-kii Oktoobar 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad heer qaran ah oo lagu xusay maalinta calanka Soomaaliyeed,… Sii akhri
Riyadh, Sacuudi Carabiya – Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daahir Shire Maxamed, ayaa magaalada Riyadh kaga qaybgalay Madasha Caalamiga ah ee Tamarta (International Energy Forum – IEF). Ka qaybgalka wasiirka ee madashan ayaa fursad u ah xoojinta xiriirka iyo iskaashiga caalamiga ah ee dhinaca tamarta, is-weydaarsiga khibradaha iy
Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Hawlgallada Milatari ee aan Dagaalka ahayn (MOOTW), kaas oo maanta lasoo gabagabeeyay kaddib saddex maalmood oo uu socday. Shirka waxaa ka qaybgalay taliyeyaasha ciidamada iyo saraakiil sare oo ka kala socday dalal Afrikaan ah, Midowga Afrika iyo ururro goboleed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray doorka ciidamada Afrika ee hawlgallada…
Sabti 3, October 2026 | HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo ay isugu yimaadeen madax, wasiirro, hoggaamiyeyaal, maalgashadeyaal iyo hay’adaha maaliyadeed ee qaaradda Afrika. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa kaga hadlay isbeddellada dhaqaale iyo siyaasadeed ee dunid