Topic
Warkasta is tracking siiso across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhaqaalaha and goboleedyada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalku aysan siyaasadeyn taageerada dhaqaale ee ay siiso dowlad-goboleedyada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shaaciyay in sanadkii 2025 uu ahaa sannadkii ay dhaqaalaha ugu badnaa la siiyay maamullada dalka, xilli dowlad-goboleedyada qaar uu khilaaf xooggan kala dhexeeyo dowlad