Topic
Warkasta is tracking dhaqaalaha across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches goboleedyada, ballaarinaysa, and kulankooda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ku ballaarinaysa meel ka baxsan howl-gallada milatari, iyadoo xoogga la saarayo dhinacyada fikirka, dhaqaalaha, warbaahinta, diinta iyo saameynta bulshada ee kooxdu ku sii jirto.

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2025, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Maaliyadda XFS. Warbixinta ayaa lagu soo bandhigay xaaladda guud ee dhaqaalaha dalka, horumarka la sameeyay sanadkii 2025, dib-u-habaynta hannaanka maa