Topic
Warkasta is tracking mustaqbalka across 8 reports from 3 sources. Recent coverage touches golaha, xasan, and axmed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaare hore Maxamed Xuseen Rooble oo ka tirsan xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa u hambalyeeyay Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq)… Sii akhri
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed (GMS) ayaa si cad uga horyimid jadwalka doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, kaas oo ay shaacisay Guddiga Doorashooyinka ee Dowladda Federaalka. Golaha ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay inuu si adag u cambaaraynayo jadwalka doorashooyinka, isaga oo ku dooday in aan heshiis…
Xubnaha Golaha Mustaqbalka oo ka kooban Madasha Samatabixinta Mucaaradka, Jubbaland iyo Puntland ayaa la filayaa in maalmaha socda ay isugu tegaan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, halkaas oo ay ku yeelan doonaan shir xasaasi ah, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo xilkas ah oo aad ugu dhow golaha. Sida ay…
Siyaasiyiinta mucaaradka ee ku mideysan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo caawa shir jaraa’id ku qabtay hoyga uu magaalada Muqdisho ka deggan yahay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay isku-day weerar oo ka dhan ah Shariif. Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa nasiib-darro ku tilmaamay in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay xiisadda u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kadib markii dhaq-dhaqaaq ciidan oo u dhexeeya labada dhinac laga dareeyay magaalada Muqdisho. Golaha ayaa daan-daansi ku tilmaamay tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee a
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyay waxa uu ku tilmaamay falal daandaansi iyo been-abuur ah oo lagu hayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, kaddib markii, sida goluhu sheegay, maalmihii la soo dhaafay hoygiisa la geeyay ciidamo hubeysan oo carqaladeeyay howl-maalmeedkiisa, khatarna geliyay amnigiisa. War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Mustaqb
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ee Muqdisho ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku… Sii akhri
Golaha Mustaqbalka ayaa si adag u dhaliilay safaradii uu dhawaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud tagay dalalka xiisaddu u dhaxayso ee… Sii akhri