Topic
Warkasta is tracking hadlay across 10 reports from 6 sources. Recent coverage touches soomaaliya, cusub, and dib, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka hadlay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad-goboleedka HirShabeelle oo xalay lagu doortay magaalada Jowhar. Muungaab ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamuud iyo labada ku-xigeen
Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono amniga, dib u heshiisiinta dadka reer Galmudug iyo bixinta adeegyada muhiimka ah.
Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga labada dal, iyadoo si gaar ah diiradda loo saaray iskaashiga dhinaca kalluumeysiga. Wasiiru-dowlaha Arrimaha…
Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku yeesheen inta badan isimada… Sii akhri
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo ka hadlay doorashooyinka heer federaal iyo wadahadallada siyaasadeed Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka heer federaal iyo wadahadallada siyaasadeed ee dalka, kuwaas oo muhiim u ah geeddi-socodka dowlad-dhiska iyo xoojinta nidaamka dimuqraadiyadeed ee Soomaaliya. Mu
Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsi iyo iskaashiga dhaqaale ee labada dal, iyadoo la doonayo in la ballaariyo fursadaha suuq-geynta iyo is-weydaarsiga badeecadaha.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga hadlay arrimo muhiim u ah amniga, horumarka iyo adeegyada bulshada ee deegaanada Koonfur Galbeed. Shirka Golaha Wasiirrada ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xoojinta amniga iyo sugidda nabadgelyada, iyadoo…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Abdullah bin Salem Al-Nuaimi. Kulanka ayaa looga hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Qatar, iyadoo si g
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada maamulka, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Koonfur Galbeed iyo geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta bulshada. Shirka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda amni ee deegaannada Koonfur Galbeed, iyadoo Golaha Wasiirradu ay qiimeeyeen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga soo jireenka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti. Intii uu…