Topic
Warkasta is tracking tan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches horseedayo and suudaan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Agaasimihii hore ee Hay’adda NISA Fahad Yaasiin ayaa eedeymo u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ku eedeeyay inuu dalka u horseedayo xaalad siyaasadeed iyo mid amni oo la mid ah tan ka taagan dalka Suudaan, halkaas oo ay ku loollamayaan laba hoggaamiye oo kala wata ciidamo iyo maamulo…