Topic
Warkasta is tracking toddoba across 1 report from 1 source. Recent coverage touches abiy and weyn, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Addis Ababa (Caasimada Online — Toddoba urur oo isugu jira mucaarad siyaasadeed iyo kooxo hubeysan oo Itoobiyaan ah ayaa ku dhawaaqay isbahaysi cusub oo ay sheegeen inuu ujeedkiisu yahay in xilka laga tuuro xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, laguna beddelo maamul ku-meel-gaar ah oo loo dhan yahay. Isbahaysiga cusub, oo lagu magacaabo Ethiopian Peoples’ Forces…