Topic
Warkasta is tracking ugunji across 1 report from 1 source. Recent coverage touches culus and dhacday, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay weerar dhanka ah cirka ah uu ka dhacay deegaanka Ugunji, kaas oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo saaxibada caalamiga ah. Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta oo ahayd bartilmaameed lagu beegsaday maleeshiyaad ka [&