Topic
Warkasta is tracking video across 1 report from 1 source. Recent coverage touches gurigiisa and shub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Doolow (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo wareysi siiyay Geed-Fadhi ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan qaraxii saddexdii bishan ka dhacay gurigiisa degmada Doolow ee gobolka Gedo, kaas oo dhaliyay hadal-heyn xooggan. Mahad Cabdiraxmaan oo sodog u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Gabeed…