Topic
Warkasta is tracking kulanka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches fiqi, masar, and shaqada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa Hay’adda Shaqada Adduunka (ILO), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulanka lixaad ee Guddiga Farsamada Socdaalka Shaqaalaha. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray horumarinta siyaasadaha iyo nidaamyada socdaalka shaqaalaha, ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed iyo xaqiijinta in shaqaaluhu h
Muqdisho (Caasimda Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay wafdi saraakiil ciidan ah oo ay Muqdisho usoo dirtay dowladda Masar, iyada oo uu wehliyo Danjiraha Qaahira u fadhiya magaalada Muqdisho, Mudane Maxamed Salaax Keshtah. Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal,…