Topic
Warkasta is tracking waxbarasho across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and tababaro, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Dowladda FederaalkaSoomaaliya ayaa maanta sagootisay saraakiil iyo saraakiil-xigeenno waxbarasho iyo tababaro ciidan ka helay dalalka Türkiye, Talyaaniga iyo Shiinaha. Tababaradan ayaa lagu xoojinayaa aqoonta, xirfadaha iyo hufnaanta Ciidanka Badda, si saraakiishu dalkooda ugu soo celiyaan khibrad iyo aqoon casri ah oo ay uga qeyb qaataan ilaalinta xeebaha, biyaha iyo amni