Topic
Warkasta is tracking wayn across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhawaaqay and waa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku dhawaaqay isbeddallo waa wayn oo ay sameyneyso xukuumaddiisa, kuwaas oo la xiriira dib u habeynta shaqaalaha rayidka ee hay’adaha dowladda, iyada oo wajiga koowaad lagu bilaabi doono agaasime waaxeedyada wasaaradaha. Xamza ayaa faray dh