Topic
Warkasta is tracking women across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and prime, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Mogadishu (SONNA) — Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa amaanay kooxda kubadda cagta haweenka qaranka Soomaaliya, Ocean Queens, iyadoo ay diyaar garoobayaan inay matalaan dalka tartanka CECAFA Women’s Cup ee Tanzania, taasoo calaamad u ah markii ugu horeysay muddo dekado ah in Soomaaliya ay soo bandhigto koox haween ah […]