Topic
Warkasta is tracking xigeenkiisa across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dhex, dhexeeya, and firdhiye, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Laascaanood (Caasimada Online) – Khilaafka u dhexeeya madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku xigeenkiisa Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan) ayaa sii xoogeystay, kaas oo ka dhashay kala-aragti duwanaansho ku saabsan maamulka iyo sida loo wadaago awoodaha hay’adaha dowladda. Khilaafka ayaa haatan gaaray heerkii ugu sarreeyay, iyadoo labada mas’u
Laascaanood (Caasimada Online) – Khilaaf siyaasadeed ayaa markale soo shaac baxay gudaha maamulka Waqooyi Bari, iyadoo uu soo kala dhex galay Madaxweynaha maamulka, Cabdulqaadir Axmed Aw Cali (Firdhiye) iyo ku-xigeenkiisa, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan). Labada mas’uul ayaa xilka wada haya muddo ku dhow sanad iyo laba bilood, hase yeeshee khilaafka u dhexeeya ayaa la sheegay…