Topic
Warkasta is tracking xoosh across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches bulshada, cali, and deni, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag ugu jawaabay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlay khilaafka kala dhexeeya Villa Somalia. Saciid Deni ayaa shaaca ka qaaday in meesha laga saaray dastuurkii heshiiska lagu wadaa […] The post

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ku dhawaaqay in la laalay mooshinkii ay xildhibaanno qaar ku dalbanayeen xil-ka-qaadista Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh). Go’aanka guddoonka ayaa yimid kadib markii la hubiyay saxiixyada xildhibaannada ku lifaaqnaa qoraalka soo jeedinta, taas oo loo gudbiyay