{DAAWO SAWIRADA} Ciidanka Kumaandooska Turkiga iyo Soomaaliya oo sameeyay dhoola Tus wada Jir ah
Ciidamada Kumaandooska Turkiga iyo Guutada Gorgor ee Soomaaliya ayaa sameeyay tababar lagu xoojinayay adkaysiga iyo awoodda hawlgal ee ciidamada. Tababarka ayaa si guul leh loogu soo gabagabeeyay Xerada General Eşref Bitlis. Sawirrada waxaa baahisay wasaaradda difaaca Turkiga.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Talaado 22 Sep 2026 {HMC} Ciidamada Kumaandooska Turkiga iyo Guutada Gorgor ee Soomaaliya ayaa sameeyay tababar lagu xoojinayay adkaysiga iyo awoodda hawlgal ee ciidamada. Tababarka ayaa si guul leh loogu soo gabagabeeyay Xerada General Eşref Bitlis.
Sawirrada waxaa baahisay wasaaradda difaaca Turkiga. Dad badan ayaa Turkiga ku eedeeyay in uu sawirka Kemal Atatürk ciidanka Soomaaliya u dhiibay iyagoo u ekaysiiyay dhaliil loo jeediyo Turkiga balse sida muuqata sawirka waxaa haysta ciidanka Turkiga.
Turkigu in uu hal xero ku tababaro ciidankiisa iyo kuwa Soomaaliya waa abaal waayn oo uu galay shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · soomaaliya · kumaandooska · ciidanka