Topic
Warkasta is tracking gaadiid across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidamo, ciidan, and qabatay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Gaalkacyo (Raxanreeb Online) Maamulka Puntland ayaa galabta sii daayay ciidamo iyo gaadiid ay hore ugu qabteen magaalada Gaalkacyo, kuwaas oo lagu wareejiyay maamulka deriska la ah ee Galmudug. Ciidamada iyo gaadiidka ayaa lagu wareejiyay masuuliyiinta Galmudug, kaddib markii ay Puntland gacanta ku dhigtay xilli ay ku sugnaayeen magaalada Gaalkacyo. Tallaabadan ayaa timid xilli magaalada Gaalkacyo

Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul) ayaa ka hadlay ciidan iyo gaadiid ay qabatay Puntland, kuwaas oo… Sii akhri