Topic
Warkasta is tracking beegsaday across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cirka, duqeymo, and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in 4-ta Sebtembar ay duqeyn cirka ah ka fuliyeen Soomaaliya, taas oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab. AFRICOM ayaa sheegtay in duqeynta lagu fuliyay iskaashi iyo isku-duwid lala sameeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo goobta lagu beegsaday ay ku taalla qiyaastii […] The

Calmiskaad – Dowladda Mareykanka ayaa xalay duqeymo ka fulisay deegaanno ka tirsan buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, iyadoo la sheegay in duqeymaha lala beegsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan dhulka buuraleyda ah. Duqeymaha ayaa laga fuliyay deegaannada Mirale, Sulsul iyo Nuurku-Beel, halka wararka deegaanka ay sheegayaan in caawa markale duqeyn lagu […]