Topic
Warkasta is tracking beenisay across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches diplomacy, doolow, and maamulka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay dhacdadii ka dhacday degmada Doolow ee gobolka Gedo, iyadoo beenisay inay wax lug ah ku leedahay wax ay ku sheegtay qaraxyo ka dhacay guri ku yaalla degmada Doolow. Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay […] The post Dowladda Soomaaliya oo beenis

Sabti, 29, August 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa beeniyay in aan xoog lagu soo furanin markabkii MV Lutuf oo u afduubnaa kooxaha Burcad badeedka Soomaalida. Puntland ayaa sidoo kale sheegtay in lacag madax-furasho ah la siiyay kooxdii burcad badeedka aheyd ee afduunka u haysatay markabka u rarnaa Turkiga. Dhinaca kale Puntland ayaa sheegtey in ay […] The post Maamulka Puntland oo beenisay