Topic
Warkasta is tracking laalay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches baarlamaanka, saaray, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laalay qaraar uu dhawaan soo saaray Ra’iisul Wasaare Xamse, kaas oo la xiriiray… Sii akhri

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa laalay qaraarkii dhawaan kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaare Xamza ee ku aadanaa in xilalka agaasime-waaxeedyada wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dowladda lagu buuxiyo hannaan tartan ah Xamza ayaa maalmo kahor faray dhammaan golihiisa wasiirrada iyo mas’uuliyiinta kale…