Topic
Warkasta is tracking leeyihiin across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches ajaaniibtu, bixiyay, and ciidanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Arbaco 2, Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Kenya,William Ruto ayaa amar ku bixiyay in la xiro ganacsiyada yaryar ee ay ajaaniibtu ku leeyihiin gudaha Kenya, iyadoo tallaabadan la bilaabayo 7-da Sebtembar 2026. Ruto ayaa sheegay in dadka aan Kenyanka ahayn aan loo oggolaan doonin inay gudaha Kenya ka sameystaan ganacsiyada yaryar, oo ay ku jiraan kuwa […] The post Madaxweynaha Kenya, oo amar ku bi

Talaado 25 Aug 2026 {HMC} Diyaarad ay leeyihiin ciidanka cirka Mareykanka ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha Vnukovo ee ku yaal caasimadda Ruushka ee Moscow, markii hore duulimaadkan waxay warbaahintu u tebisay dhacdo aan caadi ahayn, xilligaa oo aysan jirin cid heshay xogta diyaaradan. Balse, warbixin ay mar dhow baahisay warbaahinta Mareykanka ka soo baxda […] The post Diyaarad ay