Topic
Warkasta is tracking mahad across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches cabdiraxmaan, golaha, and janaraal, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

MUQDISHO – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa caafimaad degdeg ah Alle uga baryay Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya, ahna Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kaas oo dhaawac kasoo gaaray weerar duqeyn ah oo loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn (Drone).

Muqdisho – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa si adag u cambaareeyey weerarka lagu qaaday hoyga General Mahad Cabdiraxmaan, oo ahaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, kaas oo ka dhacay degmada Doolow. Golaha ayaa sheegay in weerarka uu walaac weyn ka muujinayo, gaar ahaan eedeymaha la xiriira in weerarka loo adeegsaday diyaarado aan duuliye lahayn […]