Topic
Warkasta is tracking siiyay across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches cali, guudlaawe, and hirshabelle, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Fal-celin xooggan ayaa ka dhalatay in mar kale Cali Guudlaawe Xuseen isku sharraxo xilka Madaxweynaha HirShabelle, kadib markii shalay la siiyay kaarka musharraxnimada ee Xisbiga Cadaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Go’aankan ayaa yimid, kadib markii shalay xarunta dhexe Xisbiga JSP uu ku qabsoomay kulanka guddiga [&#

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa si rasmi ah galabta loo soo afjaray dooddii muddada dheer ka taagnayd cidda noqonaysa musharraxa Xisbiga JSP ee doorashada maamulka HirShabelle, iyadoo ugu dambeyn kaarka musharraxnimada la siiyay Madaxweyne Cali Guudlaawe, kaas oo mar kale u taagan xilka madaxtinnimada Dowlad-goboleedka HirShabelle. Go’aankan ayaa ka dambeeyay kadib markii maanta xa