Topic
Warkasta is tracking taliyihii across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches hore, asluubta, and war, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Doolow – Guri uu degmada Doolow ka deganaa Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa la sheegay in duqeyn lala beegsaday, iyadoo wararka hordhaca ah ay sheegayaan in diyaarad ay guriga ku dhufatay hal gantaal. Wararka ayaa sheegayaa in Taliyaha uu weerarka ku dhaawacmay, halka gabar la sheegay inay guriga ku sugneyd ay goobta […]

Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya Mahad Cabdi raxmaan Aadan oo loo yaqaanay Taliye Shub ayaa dhaawac Duqeyn lala beegsaday gurigiisa oo ku yaalay Dagmada Dollow Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen warbaahinta deegaanka iyo Saraakiisha ka ag dhaw. Sida aan ku heleyno Macluumaad aan ka helnay ilo rasmiya Taliyaha ayaa Barxada […] The post WAR DEG DEG AH Taliyihii