Topic
Warkasta is tracking wali across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cabdi, doortay, and sagal, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xisbiga Labour-ka Britain ayaa Sagal Cabdi-Wali u doortay musharraxiisa doorashada ku-celiska ah ee deegaanka Holborn and St Pancras, ayadoo Xubnaha xisbiga ee deegaanka ay si rasmi ah u doorteen Sagal fiidnimadii Arbacada, 9-kii Sebteembar.

London (Caasimada Online) — Xisbiga Labour-ka ee Britain ayaa Sagal Abdi-Wali, oo ah haweeney Soomaali ah isla markaana carruurnimadeedii qaxooti ahaan ku tagtay Britain, u doortay musharraxiisa doorashada kursiga baarlamaanka ee uu banneeyay ra’iisul wasaarihii hore Keir Starmer. Sagal ayaa Labour u matali doonta doorashada deg degga ah ee deegaanka Holborn and St Pancras ee […] The post Sa