๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐: ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ฎ ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ญ๐ข๐ข๐ซ๐๐ซ๐ค๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ซ๐๐ง Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo Gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka. Raโiisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada iyada ko juhdi iyo [โฆ]
SO Asal Somali National TV1 daqiiqo akhris 1 bil kahor